Rio Ferdinand Oo Magacaabay LABADA Ciyaartoy Ee Buuxinaya Boosaska Ay Ka Dhaawacmeen Harry Maguire...
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeya Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa waxa uu magacaabay labada ciyaartoy ee difaaca dhexe uu ka ciyaarsiin doono Erik ten Hag marka...
PSG Oo Usoo Gudubtay Wareegga 16ka, Murugada Haleeshay Newcastle Iyo Barcelona Oo Guul-darro Loo...
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta PSG ayaa si dhib badan ugu soo gudubtay wareegga 16ka tartanka Champions League, waxaana garab siisay oo caawisay AC Milan...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=K7F-jRfTEI0
AKHRISO: 14ka Kooxood Ee Usoo Gudbtay Wareegga 16ka Champions League Iyo Kuwa La Sugayo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wareegga Group-yada tartanka Champions League ayaa afar ka mid ah lasoo gabogabeeyey, waxaana la sugayaa afarta kale oo Arbacada soo dhamaan doona, kuwaas...
Real Madrid Oo Taariikh Cusub Ka Samaysay Tartanka Champions League Kaddib Guushii Ay Kasoo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa boqotay naadiga kaliya ee wareegga Group-yada tartanka Champions League kasoo gudba isaga oo wada-guuleystay dhamaan kulamadii uu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=JYvE_UQX7UI
Michael Owen Oo Saadaaliyey Fursadda Manchester United Iyo Newcastle United Ugu Soo Bixi Karayaan...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeygii Liverpool iyo xulka qaranka England ee Michael Owen oo waqtiyo kooban usoo ciyaaray Manchester United iyo Newcastle United ayaa saadaaliyey fursadda ay...
Son Oo LIX Kulan Seegaya, Tomiyasu Oo Bil Ka Maqnaanaya Arsenal Iyo Sababta Ay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa lixda ciyaarood ee ugu soo horreeya sannadka cusub ee 2024, waxa ay waayi doontaa kabtankeeda Son Heung-min oo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=DDnJOjHm20g
Qorshaha Manchester United Kula Wareegayso Xiddiga Uu Nacay Pep Guardiola Ee Kalvin Phillips
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa doonaysa inay la saxeexato xiddiga khadka dhexe ee reer England ee Kalvin Phillips ee ku dhibaatoonaya Etihad...