SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaaliyey Kooxda Ku Guuleysanaysa Champions League

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaddib markii lasoo saaray isku-aadka wareegga 16ka tartanka Champions League, Supercomputer ayaa saadaaliyey kooxda ku guuleysanaysa tartankan oo ay 16 kooxood ku dagaallamayaan,...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=NKpFoMRy5XA

Shantii Rikoodhe Ee La Diiwaangeliyey, Xiddigii Garoonka Ee Aan Goolka Dhalinin Iyo Qiimaynta Ciyaartoyda...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal waxay 2-0 ku burburisay Brighton oo marti ugu ahayd Emirates Stadium, iyadoo labada goolba qaybtii labaad ay kala dhaliyeen Gabriel Jesus iyo...

Manchester United Oo Lugaha Iskaga Duubtay Liverpool Kulan Uu Onana Noqday Xiddiga La Baxsaday...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa lugaha iskaga duubtay Liverpool oo ku qabatay barbarro goolal la’aan ah kulan si adag loogu xafiiltamay oo ka dhacay Anfield...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=zVAtM9YsQY8

Sucuudiga Oo Shaaciyey AFAR Xiddig Oo Waaweyn Oo Ay Kasoo Qaadanayaan Kooxaha Yurub

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Michael Emenalo oo ah madaxa horyaalka waddanka Sucuudiga ee Saudi Pro Leagueayaa shaaciyey afar ciyaartoy oo ah xiddigo waaweyn oo ay kooxaha Sucuudigu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=J477jcEyDJU

Arsenal Oo Qasnaddeeda U Jabinaysa Victor Osimhen Oo Ay Xidhiidh Toos Ah La Samaysay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa xidhiidh toos ah la samaysay weeraryahanka reer Nigeria ee Victor Osimhem oo toddobaadkan ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sannadka...

FIFA Oo Shaacisay SADDEXDA Ciyaartoy Ee Ku Tartamaya Abaal-marinta Xiddiga Sannadka Ee The Best

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa soo saaray liiska gaaban ee murashaxiinta saddexda ah ee ku tartamaysa abaal-marinta xiddiga sannadka ee The...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=QPwqVz9PZ1c