Man United, Bayern, PSG Iyo SIDDEED Kooxood Oo Kasoo Horjeedsaday European Super League

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tartanka European Super League ayaa la kulmay mucaaradad waqti hore, waxaana kasoo horjeedsaday kooxo waaweyn oo hore ay qaarkood qayb uga ahaayeen bilowgiisii...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=saOhvqx4Nbw

Liverpool Oo Xasuuq Ay U Geysatay West Ham Ugu Gudubtay Semi-finalka Carabao Cup

0
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa u gudubtay semi-finalka tartanka Carabao Cup, waxaanay dhamaystirtay afarta kooxood ee iska xaadiriyey kulamada ugu dambeeya ee la...

DEG-DEG: Isku-aadka Semi-finalka Carabao Cup Oo La Shaaciyey – Liverpool & Chelsea Oo Nasiibkooda...

0
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku-aadka wareegga afar-dhamaadka ama semi-finalka tartanka Carabao Cup/EFL Cup ayaa la shaaciyey, kaddib markii ay soo dhamaadeen kulamadii wareegga siddeedda ee ay kooxuhu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=x0iaarUOOAM

Saddex Ciyaartoy Oo Liverpool Uga Soo Noqonaya Dhaawacyada Ka Hor Kulanka Arsenal

0
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa rajaynaysa in ay dib u hesho saddex ciyaartoy oo dhaawac kaga maqnaa kulanka muhiimka ah ee Arsenal ee...

Joan Laporta Oo Shaaciyey Booska Ay Barcelona U Baahan Tahay In Laga Xoojiyo Bisha...

0
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Laporta ayaa shaaciyey booska ay kooxdiisu ugu aahida badan tahay ee ay doonayaan in ay ka...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=SuYIxigi_xw

Jose Mourinho Oo Ugu Dambayn Shaaciyey Sababtii Uu Mohamed Salah Iyo Kevin De Bruyne...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jose Mourinho ayaa ugu dambayn daboolka ka qaaday sababtii dhabta ahayd ee uu u ogolaaday in Chelsea ay ka tagaan Kevin de Bruyne...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaaliyey Kooxda Ku Guuleysanaysa Champions League

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaddib markii lasoo saaray isku-aadka wareegga 16ka tartanka Champions League, Supercomputer ayaa saadaaliyey kooxda ku guuleysanaysa tartankan oo ay 16 kooxood ku dagaallamayaan,...