Shaw, Casemiro, Martinez Illaa Maguire: Xogta Xiddigaha Ka Dhaawacan Manchester United Iyo Waqtiga Ay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United waxa ka maqnaan doona toban ciyaartoy kulanka Nottingham Forest ee horyaalka Premier League ee fiidnimada Sabtida ay ku...
RASMI: Liverpool Oo Shaacisay Waqtiga Ay Ka Tegayaan Mohamed Salah Iyo Wataru Endo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liveprool ayaa shaacisay, in xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah uu ka tegi doono kaddib ciyaarta Newcastle United ee Isniinta...
Real Madrid Oo Heshiis Cusub La Gaadhay Carlo Ancelotti Iyo Xulka Qaranka Brazil Oo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiis cusub la gaadhay tababaraheeda Carlo Ancelotti, waxaana uu qalinka ku duugayaa qandaraas kusii hayn doona Santiago...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=_2zli5uhewg
Goorma Ayuu Horyaalka Premier League Gelayaa Fasaxa Jiilaalk? – Akhriso Taariikhda Fasaxa Iyo Kulamada...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa gelaya waqtiga fasaxa kooban ee ciyaartoydu ay firaaqada la qaadanayaan qoysaskooda, kaddib shan bilood oo cidhiidhi...
Maxaa Horyaalka Premier League Looga Waayey Garsoore Madow Ah Muddo 15 Sannadood Ah? –...
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sam Allison ayaa noqday garsoorihii ugu horreeyey ee madow ah ee qabta kulan ka tirsan horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League muddo 15...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=kq-SzJsSTSs
Manchester United Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaadhay Aston Villa Xilli Uu Hojlund...
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay Aston Villa oo laba gool kala hormartay, waxaanay soo afjartay laba...
Waa Kuwee LABADA Ciyaartoy Ee Waligood Aan U Ciyaarin England Ee Uu Gareth Southgate...
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa sheegay in laba ciyaartoy oo aan waligood ka mid noqonin xulka qaranka England, ay suurtogal...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=63M1cKURpE4