Ole Gunnar Solskjaer Oo Farta Ku Fiiqay Cida Iska Leh Eeda Dhibaatada Ruben Amorim...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ole Gunnar Solskjaer wuu ogyahay halka ay wax ka qaldan yihiin Ruben Amorim ee Manchester United – mana rumaysna inay si buuxda khaladkiisa...
Real Betis oo Garaacday Real Madrid.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Real Betis ayaa guul muhiim ah oo xiiso badan ka gaartay kooxda Real Madrid,waxana ay ku garaacday 2/1 kulan ka tirsanaa horyaalka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=v3gCf9otRwA
Arsenal Oo Wadahadalo Kula Jirta Saxiixa Xiddig Khadka Dhexe Ah.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta saxiixa xorta ah ee xiddiga kooxda Bayern Munich ee Joshua Kimmich sida ay sheegayaan wararka ka imanaya...
Erling Haaland Oo Bar-Bareeyay Ruud Van Nistelrooy iyo Harry Kane.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Erling Haaland ayaa bar-bareeyay laba rikoodh oo premier League ah oo ay dhigeen Ruud van Nistelrooy iyo Harry Kane ka dib markii uu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=0WZ1JHnMtdA
Paul Scholes Oo Magacaabay Shanta Ciyaariyahan Ee Ugu Wanaagsan Ee Abid Soo Maray Manchester...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeyga Manchester United, Paul Scholes, ayaa magacaabay shanta ciyaaryahan ee ugu wanaagsan ee abid u ciyaaray kooxda.
Xiddigii hore ee khadka dhexe ayaa ka...
Xiddig Ka Xun In Man United Lasoo Wareegto Osimhen & Sababta Layaabka Leh Oo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Victor Osimhen Oo Diyaar U Ah Inuu La Hadlo Man United Balse Shuruudihiisa Oo Bruno Fernandes Ka Caraysiin Kara
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim,...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=2LF0-Xzgcq8
Kooxda Keliya Liverpool Kula Tartami Karta Premier League Xilli Ciyaareedka Dambe Oo La Shaaciyay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jamie Carragher Oo Magacaabay Kooxda Kaliya Ee Liverpool Kula Dagaalami Kartaa Horyaalka Premier league Xili Ciyaareedka Dambe.
Liverpool ayaa haatan u dhow inay ku...