Phil Foden Oo Shaaciyey Sababta Aanay Man City Wax Koobab Ah Ugu Guuleysanayn Xilli-ciyaareedkan

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer England ee Phil Foden ayaa sheegay in kooxdiisu ay halis ugu jirto in xilli-ciyaareedka ay faro-madhnaan ku dhamaysato oo aanay wax...

Liverpool Oo Si Fudud Ku Heshay Beddelka Trent Alexander-Arnold Oo Jilibka Ka Dhaawacmay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si fudud ku heshay ciyaartoyga u beddelaya difaaca midig ee muddada dhaawaca jilibka ah u jiifaya ee Trent...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=lv5sjD3g5hU

WAALA TAAJIRAY!! 11ka Tababare Ee Lacagta Ugu Badan Ka Sameeya Baraha Bulshada

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daraasad la sameeyey ayaa muujiyey tababareyaasha lacagta ugu badan ka sameeya baraha bulshada iyo shabakadaha Internet-ka, gaar ahaan barta OnlyFans, waxaana kasoo baxay...

RASMI: Atlético Madrid vs Real Madrid, Girona vs Rayo vs Barca vs … Isku-aadka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taariikhdii Copa del Rey ee xilli-ciyaareedkii 2022-23 ayaa dib isku soo celisay. Kaliya hal koox oo naadiyada heerarka hoose ama afraad ah ayaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=3l5K4Pkugzg

YAA INKAARAY? Christopher Nkunku Oo Dhaawacmay Iyo Pochettino Oo Xaqiijiyey Muddada Uu Maqnaanayo

0
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyey in uu dhaawacmay xiddiga reer France ee Christopher Nkunku oo uu dib ugu...

Sababtii Ay Manchester United U Diidday Inay La Saxeexato Timo Werner Oo La Ogaaday

0
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka reer Germany ee Timo Werner ayaa dib ugu laabanaya horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League bishan January, waxaana uu amaah ku tegayaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=WuEcssK4S7s

Chelsea Oo Xasuuq Geysatay, Newcastle Oo Awood Sheegatay Iyo Natiijooyinkii Maanta Iyo Caawa Ee...

0
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Chelsea iyo Newcastle United ayaa si durduro ah ugu soo gudbay wareegga afraad ee tartanka FA Cup, kaddib markii ay guulo waaweyn ka...