Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=4Lfb9cbfgek
“Waan Tegayaa Marka …” – Kylian Mbappe Oo Ugu Dambayntii Qirtay Inuu Ka Tegayo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kylian Mbappe ayaa shaaciyey inay suurtogal tahay inuu ka tago kooxdiisa PSG, laakiin waxa uu ka gaabsaday in uu shaaciyo go’aankiisa mustaqbalka dhow,...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=r7ffb6X4vOc
Barcelona Oo Lagu Qasbay Inay Iibiso Xiddigihii Ay Ku Dhegsanayd.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la sheegay in ay suuqa dhigayso oo ay iibinayso laba ciyaartoy oo halbowle u ah, kuwaas oo hore...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=N4gjLJDbJaY
YAAB: Waddanka Afrika Ee Uu Curtis Jones U Ciyaari Karayo Iyo Xidhiidhka Ka Dhexeeya
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga khadka dhexe ee Liverpool ee Curtis Jones waxa uu wali haystaa fursad uu kaga qayb-galo tartanka qaramada Afrika, si uu madax-xanuunka ugu...
DEG-DEG: Xiddigii Sannadka Ee FIFA The Best Oo Lagu Dhawaaqay – Messi, Haaland Mise...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sannadka ee The Best ee sannadka 2023 ee ay bixiso FIFA, waana markii saddexaad ee uu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=j3K3Uc74ym8
Afar Kooxood Oo Isla Kufay, LABA Ciyaartoy Oo Inkaartii Haysatay Soo Ajfaray Iyo Wixii...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa maanta iyo caawa ay ka dhaceen dhacdooyin xiise lahaa oo afar kooxood u diiday inay wax...
Champions!! Real Madrid Oo Xasuuq Ay U Geysatay Barcelona Ugu Guuleysatay Koobka Spanish Super...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku guuleysatay koobkeedii koowaad ee xilli-ciyaareedkan oo noqday Spanish Super Cup oo ay ku garaaceen Barcelona oo...