DEG-DEG: Cristiano Ronaldo Oo Si Murugo Leh Uga Hadlay Dhaawaca Soo Gaadhay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa si qiiro leh uga hadlay dhaawaca soo gaadhay ee sababta u noqday in dib loo dhigo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=lwsoktTbXjs

CHAMPION!! Inter Milan Oo Markii 3aad Oo Xidhiidh Ah Ku Guuleysatay Koobka Italian Super...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gool madi ahaa oo uu waqtigii dheeraadka ahaa ee lagu daray ciyaarta dhaliyey kabtanka Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa kala saaray Inter...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=9OUND2cLplE

Jude Bellingham Oo Laga Ganaaxayo Inuu U Ciyaaro Real Madrid.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa waayi doonta xiddigeeda khadka dhexe ee Jude Bellingham ciyaarta adag ee Las Palmas ee horyaalka LaLiga, sababtoo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://youtu.be/WdfThLVGf6o

DEG-DEG: Manchester United Oo Soo Afduubatay Khabiirkii Man City

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa soo afduubatay khabiirkii Manchester City ka hagayey daaha dabadiisa ee ka shaqaynayay dhismaha iyo soo-urursiga ciyaartoyda guulaha...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=5fMZSdWl-nI

Tottenham Oo Saxeexii SADDEXAAD Dhamaystiraysa

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa qarka u saaran dhamaystirka heshiiska saxeexii saddexaad ee ay samaynayso bishan January, waxaana uu tababare Postecoglou ku mashquulsan...

Garsooraha Lugta 2aad Ee Semi-finalka Carabao Cup Ee Liverpool vs Fulham Oo La Shaaciyey.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa ka cadhootay garsooraha loo magacaabay ciyaarta lugta labaad ee semi-finalka Carabao Cup ee Fulham, waana garsoore ay hore uga tirsanayeen eex...