Hojlund, Antony Iyo Mainoo Oo Manchester United U Diray Wareegga 16ka FA Cup.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa iska xaadirisay wareegga shanaad ee tartanka FA Cup oo ay 16 kooxood oo isku-aadkoodana fiidkii lasii sameeyey,...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://youtu.be/vdz-85kaQaQ

Nigeria Iyo Angola Oo Usoo Gudbay Wareegga Siddeedda, Murugada Cameroon Oo La Hoyatay Iyo...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tartanka qaramada Afrika ayaa waxa labadii waddan ee ugu horreeyey ay iska xaadiriyeen wareegga siddeedda, iyadoo la sugayo inay kusoo biiraan lix dal...

DEG-DEG: Xavi Hernandez Oo Iska Casilaya Barcelona

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa shaaciyey inuu ka tegayo kooxdaas oo aanu sii ahaan doonin tababare, kaddib xilli-ciyaareed adag...

0ka Kubbad-sameeye Ee Ugu Wanaagsan Dunida Waqtigan Oo La Shaaciyey – Yaa Kaga Jira...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimayn cusub oo la sameeyey ayaa waxa lagu soo bandhigtay 20ka kubbad-sameeye ee ugu wanaagsan adduunyada waqtigan, kuwaas oo laga eegay dhinacyo badan...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=HNvVkCwjx90

Carlo Ancelotti Oo Dalbaday In Karim Benzema Dib Loogu Soo Celiyo Real Madrid.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Karim Benzema waxa uu haystaa lix maalmood oo kaliya si uu uga dhaadhiciyo kooxdiisa Al-Ittihad in loo ogolaado inuu dib ugu laabto Yurub...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=3aqQb7D9T6k

Liverpool vs Chelsea – Finalka Carabao Cup Oo La Go’aamiyey Iyo Waqtiga La Ciyaarayo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Finalka tartanka Carabao Cup ayaa si rasmi ah loo go’aamiyey kooxaha ciyaaraya, goobta iyo waqtiga, kaddib markii ay Liverpool barbarro 1-1 ah la...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=HeWaJ5GSCc0