Nigeria Iyo DR Congo Oo Iska Xaadiriyey Semi-finalka Koobka Qaramada Afrika Iyo Mucjisada Sannadkan...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka Nigeria ayaa noqday dalkii koowaad ee usoo baxay wareegga semi-finalka Koobka Qaramada Afrika, kaddib markii ay fiidkii hore guul cidhiidhi ah...

Koobi Mainoo Oo Guul Cajiib Ah Ku Hoggaamiyey Manchester United.

0
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul layaableh kasoo gaadhay Wolves oo ay isla rafaadeen, isla markaana iska dhaliyeen toddoba gool, taas oo laba...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=IgsxABR1O2M

Jose Mourinho Oo Loo Magacaabayo Manchester United Iyo Xasuustiisa Old Trafford.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa si lama filaan ah ugu soo laabanaya kooxdiisii hore ee Manchester United, waxaana lagu beddelayaa Erik...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=jT0FEcJo-6o

Isku-aadka Wareega SIDDEEDDA Koobka Qaramada Afrika Oo La Shaaciyey.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Siddeed waddan ayaa iskugu soo hadhay tartanka qaramada Afrika ee ka socda waddanka Ivory Coast, kaddib markii Salaasadii lasoo gabogabeeyey wareeggii hore ee...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=_uKnS3dFQeQ

Manchester United Oo Shaacisay Go’aanka Ay Ka Gaadhay Xiddiga Ceeboobay Ee Marcus Rashford.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa war kasoo saartay weeraryahankeeda ceeboobay ee Marcus Rashford oo maanta dib ugu laabtay garoonka tababarka kaddib laba...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=eqcCeUVhtgs

Carlo Ancelotti Oo Ugu Dambayn Jabiyey Rikoodhkii Zinedine Zidane Ee Real Madrid.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guushii soo-laabashada ahayd ee ay Real Madrid ka gaadhay Las Palmas fiidkii Sabtidii waxa ay rikoodh u ahayd tababare Carlo Ancelotti oo noqday...