Muxuu Yahay Kaadhka Buluuga Ah Ee Ay Garsoorayaasha Isticmaali Doonaan Xilli Ciyaareedka Danbe?

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaadh buluug ah ayaa lagu soo kordhin doonaa kubada cagta taasoo qeyb ka ah sharci cusub oo lagu soo daray xeerka kubada cagta,...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=1-OSevB1ess

Tababarayaasha Premier League Oo Cabasho Ka Gudbiyay Sharci Muran Dhaliyay Oo Garsoorayaasha Ay Ku...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarayaasha horyaalka Premier League ayaa u sheegay madaxda horyaalka inaysan waxba ka aqoonin sida ay tahay in loo dhaqangeliyo sharciga kubada gacanta lagu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=62DXb4RAVms

Premier League Oo Baadhitaan Ku Samaynaya Heshiis Shaki Dhaliyey Oo Ay Manchester City La...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Premier League ayaa baadhitaanno ku bilaabaya kooxda kubadda cagta Manchester City oo lagu eedaynayo inuu madmadow ku jiro saxeexii ugu dambeeyey ee ay...

PSG Oo Afduubanaysa Marcus Rashford Iyo Lacagta Ay Dul-dhigeen.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa dib usoo cusboonaysiisay damaceedii xiddiga Manchester United ee Marcus Rashford, si uu ugu beddelo Kylian Mbappe oo...

Chelsea Oo Dhibco Laga Jarayo Haddii Ay Ceyriyaan Pochettino.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haddii Chelsea ay ceyriso tababare Mauricio Pochettino kaliya ma khasaarayaan lacag balse waxay sidoo kale wajahayaan in dhibco laga jaro. Ka dib labo guuldarro...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=TU_UgmNvbn0

Arsenal Oo Si Xun U Garaacday Liverpool Iyo Premier League Oo Waji Kale Yeeshay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa 3-1 ku karbaashtay Liverpool oo ay kasoo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee ay Reds ku socotay, iyadoo farqtiga...

Atletico Madrid Oo Ilbidhiqsigii Ugu Dambeeyey Barbarro Ku Niyad-jabisay Real Madrid

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Real Madrid ayaa xajisan weyday guul gacanteeda ku jirtay iyo saddex dhibcood oo muhiim ugu ahaa hoggaanka horyaalka LaLiga ee ay hayaan, waxaana...