Liverpool oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay PSG Iyo Barcelona OO Garaacday Benfica.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Liverpool ayaa guul Muhiim ah kala Soo laabtay France kadib markii ay ka badiyeen kooxda PSG kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=FNPA7u0mgOs

Martin Odegaard oo Ka Hadlay Guushii Kooxdiisu Ka Gaadhay PSV.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga Arsenal Martin Odegaard ayaa ka soo muuqday war saxaafadeed ka dib guushii 7-1 ay ka gaareen PSV Eindhoven, lugta hore ee wareega...

Arsenal oo Taariikh Ka Samysay Champions League.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Arsenal ayaa taariikh ka samaysay champions League kadib guushii PSV ee lugtii hore ee wareega 16-ka champions League. Kooxda Arsenal ayaa guul 7/0...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=7OnEnW-5Co4

Salah Oo Doonaya In Uu Sii Dheeraysto Rikoodh Champions League Ah Kulanka PSG.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saaxirkii garabka Liverpool ee Mohamed Salah ayaa laga yaabaa inuu sii dheereeyo rikoorka Champions League marka ay Reds ku soo dhaweyso Paris Saint-Germain...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=PQtBnkbZCMs

Supercomputer Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Karta La Liga Xilli Ciyaareedkan.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Supercomputer Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta La Liga Kadib Guuldaradii Real Madrid. Tartanka horyaalka Premier League ayaa u muuqda mid u jan-jeedha dhinaca...

Pep Guardiola Oo Mikel Arteta Ku Raacay Cabasho La Yaab Leh.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Pep Guardiola ayaan ku faraxsanayn kubadii loo isticmaalay kulankii ay Manchester City guusha ka gaadhay Plymouth Argyle ee koobka FA Cupka isaga oo...

Liverpool Oo Halis Ugu Jirta In Ay Lumiso 4 Xiddig Kulanka PSG.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa waayi karta ugu yaraan afar ciyaaryahan kulanka Champions League ee ay habeen dambe la ciyaarayaan Paris Saint-Germain. Xiddigaha Mudadada badan dhaawaca uga...