Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdulahi Gurey
https://youtu.be/V6CECc3b4xI
Arsenal, Man City Mise Liverpool? Alan Shearer Oo Magacaabay Kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Alan Shearer ayaa aaminsan in Manchester City ay wali ka fursado fiicantahay kooxaha Liverpool iyo Arsenal tartanka horyaalka Premier League.
Liverpool ayaa hogaaminaysa horyaalka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://youtu.be/az8Ig-5H230
RASMI: Horyaalka LaLiga Oo Shaaciyey Jaangoynta Mushaharka Kooxaha Iyo Murugada Ku Habsatay Barcelona
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa shaaciyey jaangoynta mushaharka horyaalka heerka koowaad iyo kuwa heerka labaad, kaddib markii uu soo xidhmay suuqa iibka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=sW58FIPkHvk
Thomas Frank Oo Magacaabay Xiddiga Reer England Ee Ku Guuleysanaya Abaal-marinta Ballon d’Or
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Brentford ee Thomas Frank ayaa magacaabay xiddig lama filaan ah oo u dhashay waddanka England oo ku guuleysan doona...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=iKWahKIsJHw
Kooxdee Loo Magacaabayaa? Zinedine Zidane Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Shaqada Tababarenimada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarihii hore ee kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa dib ugu soo laabanaya shaqada tababarka oo uu ka maqnaa muddo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=RyIJ6Z5WbU8
Horyaalka LaLiga Oo Shaaciyey Jaangoynta Mushaharka Kooxaha Iyo Murugada Ku Habsatay Barcelona
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa shaaciyey jaangoynta mushaharka horyaalka heerka koowaad iyo kuwa heerka labaad, kaddib markii uu soo xidhmay suuqa iibka...