Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=sadDD08YmPg

Carlo Ancelotti Oo Daboolka Ka Qaaday Sida Ay Real Madrid Ugu Guuleysan Karayso Champions...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa tilmaamay waxa looga baahan yahay kooxdiisa si ay ugu guuleysato tartanka Champions League,...

Xiddigaha Xulka Qaranka Germany Oo Uu Ka Dhax Muuqdo Toni Kroos Oo La Shaaciyey

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha xulka qaranka Germany ee Julian Nagelsmann ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda xulka dalkiisa ee kulamada saaxiibtinimo ee bishan March, kuwaas oo ay...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=ckNG87qC-q4

QIIMAYN: Tobankii Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsanaa Horyaalka Premier League Usbuuca 28aad Oo La Magacaabay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tobanka ciyaartoy ee ugu fiicnaa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kulamadii usbuuca 28aad ee la dheelay toddobaadkan ayaa la shaaciyey, waana kuwii...

Atletico Madrid Oo Tartanka Champions League Ka Cidhibtirtay Inter Milan Iyo Ceebtii Ka Dhacday...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Atletico Madrid ayaa usoo gudubtay wareegga siddeedda tartanka Champions League kaddib guul soo-laabasho ah oo ay ka gaadhay Inter Milan, kaas oo waqti...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=IlNZQItC6Wk

Lacagta Ay Real Madrid Ka Heshay Tartanka Champions League Ee Xilli-ciyaareedkan Oo La Shaaciyey

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa soo bandhigtay lacagta ay ka heshay tartanka Champions League ee xilli-ciyaareedkan socda oo ay u gudbeen wareegga...

Barelona Oo Usoo Gudubtay Wareegga Siddeedda Champions League Iyo Murugada Ku Habsatay Napoli

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa iska xaadirisay wareegga siddeedda tartanka Champions League, kaddib markii ay 3-1 ku karbaashtay Napoli oo marti u ahayd,...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=0g1Sw-p-oEw