QIIMAYN: 50ka Ciyaartoy Ee Ugu Wanaasanaa Taariikhda Kubadda Cagta – Ronaldo Oo Boos Lama...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-50ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta ayaa la shaaciyey, laakiin waxa xaqiiqo ah in taageereyaasha qaarkood aanay rumaysan karaynin booska uu...
Bellingham Oo Guul-darro Ka Badbaadiyey England, Xasuuqii Ku Dhacay Portugal Iyo Natiijooyinka Kulamadii Xulalka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka England ayaa barbarro waqti dambe ah ka tuugay Belgium oo qaybta horeba sii shaqaystay goolashiisa, waxaana la baxsaday oo dhamaadka ciyaarta...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=UcLmPxsan5I
Tababaraha France Oo Si Naxariis La’aan Ah U Sharaxay Sababta William Saliba Uusan Ugu...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Didier Deschamps ayaa si naxariis la’aan ah uga hadlay sababta uusan William Saliba ugu ciyaarin xulka France.
Saliba waa mid ka mid ah ciyaartoyda...
Bukayo Saka Oo Looga Digay In Lagu Qasbi Doono Inuu Ciyaaraha Ka Fariisto Isagoo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bukayo Saka ayaa looga digay in isaga oo 24 jir ah laga saari doono kubada cagta sababo la xiriira qaladaadka loo geysanayo.
Saka oo...
Harry Kane Oo Kusoo Laabtay Tababarka Bayern Munich Inkasta Oo Uu Xulkiisa Dhaawac Kaga...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Bayern Munich, inkasta oo xulkiisa uu u sheegay inuu dhaawacan...
Sidee Ayey Noqon Doontaa Shaxda Ay Man City Kala Hor Tegayso Arsenal Kaddib Dhaawacyada...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester City ayaa diiwaangelisay dhaawacyo cusub oo kulamada caalamiga ah kasoo gaadhay ciyaartoydeeda, iyadoo ay kusoo fool leeyahay ciyaarta adag ee Arsenal ee...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=J9Ipivves_Q
UEFA Oo Usii Shubaysa Man City Lacagta Ay Ka Helayso Champions League Xilli-ciyaareedka Dambe
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa u damaanad-qaadday Manchester City lacag dhan £53 milyan oo Gini oo ay ku helayso tartanka Champions...
Sababta Dib Loogu Dhigayo Shaacinta Heshiiska Real Madrid & Kylian Mbappe Oo La Shaaciyey
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ayaa shalay shaaciyey in aanu wali go’aan ka gaadhin mustaqbalkiisa, balse ay wax walba caddaan doonaan oo...