UEFA Oo Laga Codsaday Inay Joojiso Ciyaaraha Champions League Ee Toddobaadkan Iyadoo Cabsidu Sii...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa loogu baaqay inay kansalaan oo ay gebi ahaanba joojiyaan ciyaaraha toddobaadkan ee tartanka Champions League oo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=2jnrKxa80hQ
Chelsea Oo Xajisan Weyday Guul Gacanteeda Ku Jirtay, Tottenham Oo Afraad Timid Iyo Wixii...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League waxa maanta iyo caawa ka dhacay isbeddello saameeyey figta sare iyo meelaha dhexe ee miiska kala-sarraynta kaddib...
Mohamed Salah Oo Jabiyay SEDDEX Rikoodh Kulankii Ay Liverpool Barbaraha La Gashay Man United
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mohamed Salah ma jabin kaliya hal rekoodh balse seddax rikoor ayuu jabiyay isaga oo Liverpool dhibic u keenay kulankii Manchester United.
Dhibcaha ayaa lagu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
Xogtii Loo Diiwaangeliyay Arsenal, Laacibkii Noqday Xiddiga Garoonka & Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Gunners Garaacday...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa ku soo laabatay hogaanka Premier League ka dib markii ay xalay 3-0 kaga badiyeen kooxda Brighton oo marti loo ahaa.
Goolal ay...
Rio Ferdinand Oo Shaaciyey HAL Arrin Oo Uu Ka Doonayo Manchester United Kulanka Liverpool
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Rio Ferdinand ayaa ka filanaya inuu falcelin ka arko Manchester United marka ay caawa martigeliyaan Liverpool kulanka weyn ee Premier League.
Rajada Man United...
Kevin de Bruyne Oo U Sheegay Pep Guardiola Sida Isaga Iyo Phil Foden Ay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kevin de Bruyne ayaa u sheegay tababarihiisa Pep Guardiola sida isaga iyo Phil Foden ay u wada ciyaareen karaan.
De Bruyne ayaa labo gool...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=oBAf25xHUVw
Erik ten Hag Oo Si Cad Uga Hadlay Mustaqbalkiisa Man United Ka Dib Guuldaradii...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Erik ten hag ayaa sheegay inuusan wax shaki ah ka qabin inuu sii ahaan doono tababaraha Manchester Unietd xilli ciyaareedka soo socda.
Culeys badan...