Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=UOHnyhNrqI8
Gary Lineker Oo Ugu Baaqay UEFA La Baabi’iyo Sharci Cadaalad Darro Ah Oo Ka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gary Lineker ayaa doonaya in sharci cadaalad darro ah laga baab’iyo taasoo qeyb ka noqoneysa isbedelada waa weyn ee lagu sameynayo Champions League...
Erik ten Hag Oo Ka Hadlay Qoomamadiisa Xiddig Man United Oo Uu Ku Tashanayay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Erik ten Hag ayaa sheegay inuu doonayo inuu soo iibsado weeraryahan kale iyadoo Manchester United ay isku diyaarineyso inay soo gabagabeyso sagaal sannadood...
RASMI: Premier League Oo Ansixiyey Isticmaalka ‘Dad-u-ekaha’ Offside-ka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxaha horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in horyaalka lagu soo kordhiyo isticmaalka aaladda cusub ee loo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=skO74-cars0
Sergio Aguero Oo 19 Kun Doolar Ku Guuleystay Ka Dib Ciyaartii Real Madrid Iyo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sergio Aguero ayaa ku guuleystay 19 kun doolar oo sharad ah ka dib markii uu saadaaliyay in ciyaartii xalay ee Santiago Bernabeu la...
Mikel Arteta Oo Kashifay Arrinta Sirta U Ah Guulaha Pep Guardiola
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mikel Arteta ayaa sheegay sirta ka danbeysa guulaha Pep Guardiola inay tahay inuu u shaqeeyo si ka adag tababarayaasha kale ee kubada cagta.
Labada...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=50cEtMTMRSg
Musalsalkii Real Madrid Iyo Manchester City Ee Lixda Gool & Barbarraha Lagu Heshiiyey
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Real Madrid iyo Manchester City ayaa ku heshiiyey barbarro lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League kulan la isla rafaaday oo marba ay...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=C2urAkQCDss