Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/2154915241607593/

Liverpool Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Southampton.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay Kooxda Southampton kulan ka tirsanaa premier League kana dhacay Anfield. Liverpool ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed...

Salah oo Sii Wada Qorista Taariikhda Liverpool.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii wada wacdarihii uu dhigayay xilli ciyaareedkan. Salah ayaa 2 gool dhaliyay kulankii ay ka badiyeen Southampton...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=xL6qm1Qk9z4

Kobbie Mainoo Oo Go’aansaday In Uu Isaga Tago Man United.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga Manchester United Kobbie Mainoo ayaa diyaar u ah inuu diido qandaraas cusub oo uu gabi ahaanba isaga tago Premier League, sida la...

Wojciech Szczesny Oo Taariikh Champions League Ah U Sameeyay Barcelona.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wojciech Szczesny ayaa qaab ciyaareed fiican Soo bandhigay kulankii ay kooxdiisu ka badisay Benfica kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee wareega 16-ka champions...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=1pnOf4b2SwM

Ferdinand Oo La Yaabay In Aan Ciyaarta Laga Saarin Xiddig Liverpool Ah Kulanka PSG.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Rio Ferdinand ayaa ‘la yaabay’ daafaca Liverpool Ibrahima Konate aan laga saarin ciyaarta kulanka PSG kadib markii uu khalad ku galay xiddig PSG...

Liverpool oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay PSG Iyo Barcelona OO Garaacday Benfica.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Liverpool ayaa guul Muhiim ah kala Soo laabtay France kadib markii ay ka badiyeen kooxda PSG kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=FNPA7u0mgOs