Man United, Arsenal iyo Chelsea Oo War Farxadleh Ka Helay Victor Osimhen

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Chelsea, Manchester United iyo Arsenal ayaa war farxadleh ka helay weeraryahanka reer Nigeria ee Victor Osimhem ee ay doonayaan inay la saxeexdaan xagaaga...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=e07s8NhBh5c

Daawo Rigooradii Ugu Xumeyd Abid Oo Xalay La Liga Ka Dhacday Weliba Daqiiqadii 97aad

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taageerayaasha ayaa aamini waayay ka dib markii ay arkeen Ante Budimir oo tuuray rigooradii ugu xumeyd taariikhda kubada cagta kulankii xalay. Osasuna ayaa 1-0...

Maxaa Dhexmaray Mauricio Pochettino & Dele Alli Xalay Oo Soo Jiitay Taageerayaasha Premier League?

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taageerayaasha ayaa jeclaaday waqti fiican oo ku dhexmaray Sky Sports Dele Alli iyo Mauricio Pochettino kulankii xalay ee Chelsea iyo Everton. Dele Alli ayaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=WAZT795SdJ8

CHAMPIONS!! Bayern Leverkusen Oo Ku Guuleysatay Horyaalkeedii Ugu Horreeyey Oo Rikoodh Jabis Noqday

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Bayer Leverkusen ayaa ku guuleysatay horyaalkeedii ugu horreeyey ee waddanka Germany ahna koobkii saddexaad ee abid ay kooxdaasi qaaddo, inkasta...

AFARTII Qalad Ee Uu Sameeyey Mikel Arteta Ee Sababta U Noqday Guul-darradii Arsenal

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa lumisay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay guul-darro 2-0 ah kala kulmaan, waxaana hadda figta sare ku raaxaysanaysa Manchester City...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=UCo_eDyihNU

Jug Weyn Oo Soo Gaadhay Bayern Munich Ka Hor Kulanka Arsenal Ee Champions League

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bayern Munich ayaa diiwaangelisay dhaawac soo gaadhay xiddiga reer Germany ee Kingsley Coman oo ka baxay garoomada ka hor ciyaarta Arbacada ee lugta...

Manchester United Oo Barbarro Niyad-jab Ah Ka Tuugtay Bournemouth, Una Dhacday Kaalinta TODDOBAAD

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa barbarro niyad-jab ah oo ay ka tuugtay la gashay Bournemouth oo ay dhibcaha ku qaybsadeen 2-2, taas...