Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=JGdDf93ddTQ
Erik ten Hag Oo HAL Sharuud Isaga Casilaya Shaqada Tababare Ee Manchester United
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Erik ten Hag ayaa lagu waramayaa inuu hal sharuud isaga casilayo shaqada tababare ee Manchester United.
Tababaraha reer Holland ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareedkiisii...
Carro Ka Dhalatay Ficil Uu Ku Kacay Xiddig Chelsea Ah Xilli Thiago Silva Uu...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taageerayaasha Chelsea ayaa si weyn u carooday ka dib ficil uu ku kacay mid ka mid ah ciyaartoydooda ka dib guuldaradii ka soo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=bliOUXk3xVM
SAADAAL: Arsenal Oo La Wareegaysa Horyaanka Premier League, Liverpool Oo Kala Yaacaysa, Murugada Man...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khabiirka ciyaaraha BBC Sports ee Chris Sutton ayaa saadaal wajiyo badan leh ka sameeyey kulamada horyaalka Premier League iyo semi-finalka FA Cup ee...
Rivaldo Oo Shaaciyey LIX Arrimood Oo Barcelona Ay Ku Dooranayso In Jose Mourinho Uu...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa laga dalbaday in ay macallinkeeda cusub ee beddelaya Xavi Hernandez ka dhigto tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho...
Shaxda Riyada Manchester United Ee Xilli-ciyaareedka Dambe & Xiddigaha Imanaya Old Trafford.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la filayaa inay isbeddello samayso xagaaga soo socda, isla markaana ay dhawr ciyaartoy kusoo kordhiso safkeeda, halka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=51OpN4VwZM0
Taageerayaasha Arsenal Oo Magacaabay Xiddigii Gunners Ee Sababay Guuldaradii Bayern Munich Ka Soo Gaartay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taageerayaasha Arsenal ayaa magacaabay xiddigii Gunners ee sababta u ahaa guuldaradii ka soo gaartay Bayern Munich ee ay uga hareen tartanka Champions League.
Rajadii...
Arsenal Oo Jabkii Barcelona Oo Kale Uu Ku Dhacay Ka Dib Guuldaradii Bayern Munich
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa jug weyn ay soo gaartay xalay ka dib markii laga reebay tartanka Champions League.
Kooxda Mikel Arteta waxaa tartanka ka reebtay Bayern...