Arsenal Oo Xasuuqii Ugu Weynaa U Geysatay Chelsea Ayaa Sii Dheeraysatay Hoggaanka Premier League
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa xasuuqii uu weynaa u geysatay Chelsea oo ay dhax jiid-jiidday garoonka Emirates Stadium, waxaanay sii dheeraysatay hoggaanka horyaalka...
Sida Ay Chelsea U Tabisay Goolasha Kai Havertz Oo Lagu Maadeystay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taageerayaasha Premier League ayaa ku maadeystay sida ay akoonka Twitter ee Chelsea ay u tabiyeen goolashii uu Kai Havertz ka dhaliyay kooxdiisa hore.
Havertz...
Xaqiiqooyinkii Laga Diiwaangeliyay Kulankii Ay Arsenal 5-0 Ku Xasuuqday Chelsea
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Chelsea ayaa laga dhaliyay 57 gool oo Premier League ah xilli ciyaareedkan, waana goolashii ugu badnaa ee hal xilli ciyaareed laga dhaliyo tartanka,...
Seddex Waxyaabood Uu Sameeyay Mikel Arteta Oo Ka Caawiyay Arsenal Inay Xasuuqdo Chelsea
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa shan gool ku dharbaaxday kooxda ay dhaawacyada ragaadiyeen ee Chelsea iyagoo seddex dhibcood ku qabtay hogaanka Premier League.
Waxaan eegeynaa seddex waxyaabood...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=E4tbAizhC-k
CHAMPIONS!! Inter Milan Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Talyaaniga Markeedii 20aad
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A kaddib markiiay garaacday kooxda ay isku magaalada yihiin ee...
Jude Bellingham Oo Abaalmarin Ku Guuleystay Xilli Uu Wacad Ku Maray Inuu Seddex Koob...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jude Bellingham ayaa sheegay inuu doonayo inuu seddex koob oo waa weyn ku guuleysto xilli uu ku guuleystay abaalmarin weyn xalay.
Habeen ka dib...
Dagaalka U Dhaxeeya Premier League & Nottingham Forest Oo Meel Xun Gaaray & Jawaabo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nottingham Forest ayaa baraha bulshada ku baahisay bayaan seddexaad ka dib guuldaradii muranka dhalisay ee ka soo gaartay Everton.
Forest ayaa bayaan ay soo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=SjguAw72EOg
Real Madrid Oo Hal Gacan Ku Qabsatay Koobka Horyaalka, Kaddib Guul 3-2 Ah Oo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa hal gacan kusii qabsatay horyaalka waddanka Spain ee LaLiga oo ay 11 dhibcood hoggaankiisa ku qabatay kaddib...