Barcelona Oo Xulatay Saxeexeeda Koowaad Ee Xagaaga Iyo Lacagta Lagu Xidhay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dooratay xiddiga khadka dhexe ee ay la saxeexanayso marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoydu, kaas oo lacago badan...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://youtu.be/IKIklFrApnk
Chelsea Oo Samaysay Soo-laabasho Cajiib Ah, VAR Oo Ka Joojisay Guul & Wixii Ku...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa samaysay soo laabasho cajiib ah, waxaanay ka daba timid Aston Villa oo laba gool kala hormartay laakiin ay...
Harry Kane Oo Taariikh Cusub Ka Sameeyey Horyaalka Jarmalka Ee Bundesliga
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa rikoodh taariikhi ah looga diiwaangeliyey horyaalka waddanka Germany ee Bundesliga xilli-ciyaareedkiisii koowaad, waxaana uu sameeyey arrin...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:- Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=HyDOeWMn9is
Arda Guler Oo Guul Ku Hoggaamiyey Real Madrid Oo 14 Dhibcood Ku Qabatay Hoggaanka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa 14 dhibcood ku qabatay hoggaanka horyaalka waddanka Spain ee LaLiga oo ay shan ciyaarood baaqi u yihiin,...
Mahathir Mohamad oo wajahaya baaritaan musuq-maasuq
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad, oo ku dhowaad 100 sano jir ah, ayaa lagu billaabay baaritaan musuq-maasuq oo ay ku lug...
Waa Maxay Sababta Uu Cody Gakpo Uga Maqnaaday Kulanka Adag Ee Everton Iyadoo Diogo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer Netherlands ee Cody Gakpo ayaa ka maqan kulanka ay kooxdiisa Liverpool martida u tahay Eerton ee garoonka Goodison Park, taas oo...
Liverpool Oo Murguo Ku Macasalaamaysay Horyaalka Premier League, Cadowgeedii Oo Lugta Qabtay Iyo Man...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa hannaysay horyaalka Premier League, waxaana soo dhamaatay fursad kasta oo ay haysteen kaddib guul-darro 2-0 ah oo ay...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=mhloEucuQ-I