Waqtiga Real Madrid La Guddoonsiinayo Koobka Horyaalka LaLiga Oo La Shaaciyey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid waxa ay Axaddii ku guuleysatay horyaalkeedii 36aad ee LaLiga ah, balse ma aanay awoodin inay u dabbaal-degaan oo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=c_IOb92Atu0
Barcelona Oo Suuqa Dhigtay Xiddiga Dhabarka Ka Jabiyey Ee Ay Mushaharkiisa La Silcayaan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa waxa iibin doonta xiddiga dhabara kaga jabiyey mushaharkiisa xad-dhaafka eah ee waliba diiday inuu gorgortanka la galo kooxdiisa...
Maxay Ahayd Farriintii AFART Xaraf Ka Koobnayd Ee Uu David Beckham U Diray Jude...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeyga reer England ee David Beckham ayaa farriin afar xaraf ka kooban u diray xiddiga reer England ee Jude Bellingham kaddib markii uu...
Roy Keane Oo Si Aan Laga Fileynin Uga Hadlay Jurgen Klopp Ka Dib Gushii...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roy Keane ayaa ka yaabiyay taageerayaasha ka dib markii uu si daacad ah uga hadlay Jurgen Klopp iyadoo tababaraha Jarmalka uu ku dhawaanayo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=iQaza6sXqnA
Barcelona Oo Bedelka Robert Lewandowski Ka Heshay Liverpool
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida ay qortay jariirada The Sun Darwin Nunez ayaa si lama filaan ah diirada ugu saaran kooxda Barcelona xagaagan iyadoo isbedelo waa weyn...
Manchester City Oo Xasuuq U Geysatay Wolves Ayaa Hal Dhibic Usoo Jirsatay Arsenal
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xasuuq ay u geysatay Wolves waxa ay hal dhibic ugu soo jirsatay Arsenal oo guul ay maanta...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=Q7iE5Z3Spr0
UEFA Oo Isbeddel Ku Samaysay Sharciga Tartanka Qaramada Yurub Ee Euro 2024
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa isbeddel ku sameeyey sharciga tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024 ee bisha dambe ka furmi doona...