Waa Maxay Sababta Uu Cristiano Ronaldo Lugta Midig Ugu Soo Horreysiiyo Marka Uu Soo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo waxa mar kasta oo uu garoonka soo gelayo uu kusoo horreysiiyaa lugta midig, laakiin inta badan taageereyaashu...
Manchester City Oo Hoggaanka Premier League Ka Tuurtay Arsenal Oo Garab Ka Weyday Tottenham
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa 2-0 ku garaacday Tottenham ciyaar sida final oo kale ahayd, waxaanay dib ula wareegtay hoggaanka horyaalka waddanka...
Liverpool Oo SADDEX Daqiiqadood Ay Ku Burburisay Aston Villa Kulan Uu Jurgen Klopp Is-basaasay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xajisan kari weyday guul gacanteeda ku jirtay, waxaana dhawr daqiiqadood kaga takhalustay Aston Villa oo diidday inay is-dhiibto,...
Gary Neville Iyo Jamie Carragher Oo Soo Xushay 11kii Xiddig Ee Sannadkan Ugu Fiicnaa...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khabiirada Sky Sports Jamie Carragher iyo Gary Neville ayaa soo xushay kooxda sannadka ee Premier League.
Ka dib ciyaartii ay Liverpool iyo Aston Villa...
Bruno Fernandes Oo Go’aan Weyn Qaatay Ka Hor Finalka Fa Cup Ee Ay La...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wargeyska The Sun ayaa qoraya in Bruno Fernandes uu diyaar u yahay in kulanka finalka FA Cup uu noqdo kulankiisii ugu danbeeyay ee...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=UjXnWBGhlR8
LABADII Ciyaartoy Ee Isku Qabsaday Xiddiga Garoonka, Labadii Sababta U Ahaa Guul-darrada Man United...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal waxa ay dib ugu soo noqotay hoggaanka horyaalka Premier League markii ay guul 1-0 ah kasoo gaadhay Manchester United oo ay ku...
Erik ten Hag Oo Aflagaaddo Weyn U Geystay Ciyaartoyda Manchester United
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Erik ten Hag ayaa lagu eedeeyey inuu cay iyo aflagaaddo weyn u geystay ciyaartoyda kooxdiisa Manchester...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=7Zx2N13IgrQ
Arda Guler Iyo Brahim Diaz Oo Horyaalka LaLiga Ka Cidhib-tiray Granada Oo Saf Sharafeed...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guul weyn oo 4-0 ah kasoo gaadhay Girona oo ay marti u ahaayeen oo saf sharafeed u...