Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=hvW3q6KSZOs

YAAB: SADDEX Ciyaartoy Oo Kaliya Oo U Qalmaya In Ay Ka Ciyaaraan Old Trafford...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United waxa ay tobankii sannadood ee ugu dambeeyey la saxeexatay saddex ciyaartoy oo kaliya oo u qalmayey inay xidhaan...

DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxeexeedii Koowaad

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dhamaystirtay saxeexeedii koowaad ee suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ee dhowaanta furmaya, waxaanay gacanta ku dhigeen xiddig ay...

Arsenal Oo Xaflada Gudoonsiinta Koobka Premier League Isku Diyaarisay & Sababta Ay Sidaas U...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Muuqaal sir ah oo la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya Arsenal oo u sii tababaraneysa qaabkii ay ugu dabaaldegi laheyd hanashada Premier...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=_pfUuXPrAn4

Midkee Ayuu Horyaalka Siiyey? Khabiir Paul Merson Oo Kala-saaray Arsenal & Manchester City

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khabiirka ciyaaraha Paul Merson ayaa kala saaray kooxaha Manchester City iyo Arsenal ee ku loollamaya horyaalka Premier League ee Axadda lasoo gabogabaynayo, taas...

Kulamada Uu Maqnaanayo Golhaye Ederson Oo La Shaaciyey.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goolhayaha reer Brazil ee Ederson ayaa ka maqnaanaya garoomada labada ciyaarood ee ugu dambeeya ee ay kooxdiisu dheelayso xilli-ciyaareedkan, kaddib markii uu dhaawac...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad

Chelsea Oo Guul Ay Ka Gaadhay Brighton Kula Wareegtay Kaalinta LIXAAD Ee Premier League

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa si buuxda ula wareegtay kaalinta lixaad ee horyaalka Premier League, kaddib markii ay 2-1 kusoo garaaceen Brighton &...

Manchester United Oo Kusoo Noqotay Jidka Guusha Ayaa Fursad Siisay Chelsea

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ugu dambayn kusoo noqotay jidka guusha ee ay sida bahdilaadda ah kaga maqnaayeen kulamadii u dambeeyey, waxaana...