CHAMPIONS!! Atalanta Oo Ku Guuleysatay Europa League & Rikoodhkii Leverkusen Oo Oohin Kusoo Dhamaaday
Kooxda kubadda cagta Atalanta ayaa ku guuleysatay koobka Europa League oo ay ku garaacday Bayer Leverkusen oo laga jabiyey rikoodhkii guul-darro la’aanta ahaa ee...
Muxuu Xabi Alonso Ka Yiri Rikoodhkii Laga Jabiyay, Jugtii Ka Soo Gaartay Atalanta &...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xabi Alonso oo dharbaaxo lama filaan ah kala kulmay dhigiisa Gian Piero Gasperini ayaa ka labalabeynin uu aqbalo guuldaradii soo gaartay iyo inkastoo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
Sababta Rasmi Ah Ee Ka Danbeysay In Mauricio Pochettino Laga Ceyriyo Chelsea Oo La...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa haatan la shaaciyay waxa rasmiga ah ee dhacay ka hor inta aysan Chelsea iyo tababare Mauricio Pochettino go’aansanin inay kala tagaan kaliya...
Pochettino Oo Ka Degaya Old Trafford Saacado Ka Dib Markii Uu Ka Tagay Chelsea...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mauricio Pochettino ayaa ugu cadcad inuu noqdo tababaraha cusub ee Man United labo sannadood ka dib markii uu shaqadaan seegay.
Pochettino ayaa si afgarad...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=kV0r6S59vjs
Liverpool Oo Shaacisay Waqtiga Uu Tababaraheeda Cusub Shaqada Bilaabayo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday tababaraheeda cusub ee u beddelaya Jurgen Klopp oo shalay la macasalaameeyey, isla maantana...
MA DURBA? Arne Slot Oo Dalbaday AFAR Ciyaartoy Oo Uu Dib Ugu Dhisayo Liverpool
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha cusub ee Liverpool ee maanta sida rasmiga ah loogu dhawaaqay ee Arne Slot ayaa durba dalbaday afar ciyaartoy oo uu sheegay inuu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=ACFxMsVP9pA
Muxuu Ahaa Hadalkii Uu Yiri Jurgen Klopp Ee Ka Oohiyay Pep Guardiola Shalay?
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Pep Guardiola ayaa ilmeeyay ka dib markii uu maqlay Jurgen Klopp oo isaga ka hadlaya hadalkiisii uu ku macsalaameeyay Liverpool.
Klopp ayaa soo gabagabeeyay...