Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad

Arteta Oo Sharaxay Sababta Uusan Shaxdiisa Ugu Bilaabi Eze.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Arsenal, Mikel Arteta ayaa sharaxay sababta uu uusan ku bilaabin saxiixii xagaaga ee kooxda, Eberechi Eze, kulankii ay la ciyaareen Liverpool. Arteta ayaa...

Lamine Yamal Oo Farriin Cajiib Ah U Diray Taageerayaasha Barcelona Kadib Barbarihii Rayo Vallecano

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga da’da yar ee Barcelona, Lamine Yamal, ayaa si daacad ah u qiimeeyay bandhiggiisa kadib kulankii 1-1 kusoo dhamaaday ee ay la yeesheen...

Nicolas Jackson Oo Lagu Qasbay Inuu Ku Laabto Stamford Bridge – Sababta Oo La...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka kooxda Chelsea, Nicolas Jackson iyo wakiilkiisa Ali Barat ayaa si rasmi ah loogu sheegay inay ku laabtaan London, sida uu xaqiijiyay khabiirka...

Garnacho oo Si Aan Gabasho Laheyn U Magacaabay Kooxda Ugu Fiican Dunida

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahankii hore ee Manchester United, Alejandro Garnacho, ayaa si rasmi ah ugu biiray Chelsea isagoo saxiixay heshiis 7 sano ah oo ku kacaya...

Hansi Flick Oo Go’aan Kama Dambeys Ah Kasoo Saaray Mustaqbalka Fermin Lopez

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Barcelona, Hansi Flick, ayaa xaqiijiyay inuu la hadlay Fermin López kadib markii Chelsea ay soo gudbisay dalab furitaan oo gaaraya £43m. Inkasta oo...

Bayern Munich Oo Fariin Adag U Dirtay Jackson Kadib Markii Uu Diiday Inuu Dib...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bayern Munich ayaa u sheegtay Nicolas Jackson inuu ku laabto Chelsea, kadib markii Blues ay joojiyeen heshiiskii amaahda ahaa ee £13m lagu dhammaystiri...

Rooney Oo Si Adag U Weeraray Ruben Amorim Kadib Guuldarradii Grimsby.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeeyga Manchester United, Wayne Rooney, ayaa dhaleeceyn kulul u jeediyay tababaraha kooxda, Ruben Amorim, kadib hadalladii uu ka jeediyay guuldarradii Red Devils ka...

Paul Merson Oo Magacaabay Goolhayaha Beddelka U Noqon Kara Andre Onana.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khabiirka Sky Sports, Paul Merson, ayaa shaaciyay goolhayaha uu aaminsan yahay in Manchester United ay u baahan tahay inay keensato si ay ugu...

Bruno Guimaraes Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Alexander Isak Ee Newcastle

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kabtanka Newcastle United, Bruno Guimaraes, ayaa si daacad ah uga hadlay xaaladda xiddiga weerarka ee kooxda, Alexander Isak, oo muddo ku dhaw bil...