Carwoyinka lagu iibiyo dharka Dharka nocyadiisa kala duwan oo ku soo badanaya Dhoobley.

0
207

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada furanaya Goobaha lagu iibiyo Dharka nocyadiisa kala duwan ayaa ahaa mudooyinkii danbe kuwa ku soo badanaya Degmada Dhoobley.Naxwo Axmed Kadiye ayaa warbixintan inooga diyaarisay