Carwooyinka lagu Iibiyo dharka dumarka oo kusoo badanaya suuqyada Magaalada Dhuusamareeb.

0
143

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug dhowrkii sano ee lasoo dhaafay waxa ay ku tilaabsatay horumaro balaaran melaha sida weyn Magaaladu kobaca uga sameysay waxaa kamida dhanka ganacsiga.

Magaalada waxaa laga furay goobo u gaara hadba ganacsiyada soo shaac baxaya waxa kamida carwooyin lagu Iibiyo dharka dumarka oo kaliya.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya