Caruurta ku jirta Xaruunta Ciidanka Asluubta ee Dr Kadare Oo dalbadey Caawinaad.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caruurtaan ku jirta Xaruunta Ciidanka Asluubta ee Dr Kadare ayaa ah kuwa aysan heysan Wax waalid ah ka war haya, Noloshooda waxayna iska degan yihiin Xaruntan walow aysan ku heysan baahiyaadkooda Nololeed Carruurtan Oo Warbaahinta La hadlay ayaa waxay sheegeen in ay ku jiraan nolol liidata, hal buugna ay wax ku bartaan iyagoo Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowlada ka Codsaday in noloshooda laga war qabo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa