WARARKA Caruurta kabaha caseeya ee ku nool Deegaanka Dhoobley oo codsaday in laga caawiyo waxbarashada. By admin - August 30, 2021 0 209 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah caruurta kabaha caseeya ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa Maamulka iyo Ha’yadaha samafalka ka codsaday in laga Taageero waxbarashada. Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/08/warka-samow-caruurta-caseeya-kabaha-oo-codsaday-in-laga-caawiya-dhanka-waxbarashada.mp3