Caruur cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay Degmada Dhoobley

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- In ku siman Shan Carruur ah ayaa cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyootey Kaamka jiroole ee degmada dhoobley.
Dadka ku nool kaamkan oo hore ula daalaa dhacaaye daruufo dhanka nolosha ah ayaa waxaa mudooyinkii ugu danbeeyay saameyn ku yeeshay cudurka shuban biyoodka oo soo ritay caruur badan.

Qaar kamid ah dadka baralacayaasha islamarkaana caruurtoodu uu soo ritay cudurkan shuban biyoodka ayaa ka warbxiiyay saameynta uu.ku yeeshay cudurkan.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya