Caruur agoon ah oo Dhar ciid loogu qeybiyay Magaalada Dhoobley

0
206

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhalinyarada ilays oo kaashanaya Ganacsatada Deegaanka iyo Culumada Magaalada ayaa u qeybiyay deeq Dhar ah in kabadan 90 caruur oo agoon ah kuna nool Magaalada Dhoobley.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya