Carruurta qaba baahiyaha gaarka ah oo degmada Kismaayo loogu qeybiyay dhar ay ku ciidaan.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ku dhawaad Sodon qof oo ah Dadka la nool Xanuunka autism ee Degmada Kismaayo ayaa autism Soomaali Jubbaland waxa ay ciidsiisay Dadkaasi waxana ka soo qeyb galay Guddoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo iyo Guddoomiyaha dalada Ururka naafada Jubbaland.

Dadkan fursada u helay in ay faraxad ku ciidaan ayaa waxaa Hay’adda autism Soomaali Jubbaland Sheegatay in Dadka Muxsiniin ah ay go’aansadeen in ay ciidsiiyaan Dadkan la nool autism-ka islamarkaana danta yar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya