Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuuno ay Jadeecada iyo Duumada kamidyihiin ayaa Sooritay Carruur ay Da’doodu ka yartahay 5 Sano kuwaas oo laga keenay Deegaano hoos yimaado Kismaayo iyo Degmada Jamaame.
Cisbitaalka weyn ee Degmada Kismaayo ayaa la keenay Caruur aad u tiro badan kuwaas oo uu soo ritay xanuunka jadeecada.
Caruurtan xanuunku lagu arkay ayaa ah kuwo aan qadan talaalka iyo kuwa anan dhameysanin talaalka sida ay Warbaahinta u shegeen Masuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya