Carruur danyar ah oo dhar ciid loogu qeeybiyay Degmada Dhoobley.

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 30 caruur oo isuga jira agoon iyo danyar islamarkaana ku sugan kaamka Danwadaag ee Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa deeq dhar ciid ah soo gaarsiyay Nuurta maxamed bilkheyr oo ah Hooyo muxsinad ah oo ku nool dalka dibadiisa.

Caruurta lasoo gaarsiyay deeqdan dharka ah ayaa baahi wayn u qabay madaama fooda inagu soo hayso munaasabada Ciidil Fidriga.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay