Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inka badan 60 carruur, ah oo iskugu jira dadka baahiyaha gaar ah qaba iyo caruurta waaladintooda danta yar ayaa Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed waxay u qeybisay dharkii ay ku ciidi lahaayeen kuwaasi oo Wasiirada wasaaradda ugu talagashay inay kaga farxiso maalinta ciida.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya