Carruur Agoon ah iyo kuwa Araga la’ oo dharka Ciida loogu qeybiyay Magaalada Muqdisho.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo Masuuliin kale ayaa dharka Ciida uqeybiyay Carruur Agoon ah iyo kuwa Araga la’.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir ayaa kawarbixisay dharankan ay u qeybiyeen Carruurtan danyarta ah ee iskugu jirta Agoonta iyo kuwa Araga la’.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya