Canada oo ugaarsaneysa soo-galootiga

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Canada ayaa sheegtay inay awood dhaqaale iyo mid ciidanba ku bixinayso xadka kala qaybiyo Maraykanka iyo Canada, si loo xakameeyo soo galootiga isaga kala gudbaya labada waddan.

Arrintaan waxay kusoo aadaysaa iyadoo dhowr jeer madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump uu dowladda Canada ku eedeeyay in aysan awood saarin xakameynta dadka soo galootiga ah.

arrintaan ayaa waxaa ay saamaynaysaa soo galootiga laga yaabo inay rajo ka qabeeen inay Maraykanka uga gudbaan Canada

Canada waxaa ku nool dad badan oo si sharci darro ah ku galay iyo ku si sharci ah ku galay inkastoo badankood ay raja ka qabaan ineey helaan nolol wanaagsan.