Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buundada isku xidha Xaafada Buunda-wayn iyo gudaha Magaalada Baladweyne ayaa waxaa samayn u gaystay fatahaada wabiga Shabeelle ee labadii isbuuc ee laso dhafay ku dhufatay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan iyadoo ay halis ugu jirto inay go’do Buundada taas oo sabab u noqon karta culeeska iyo xajmiga ay u isticmalayaan dad waynaha iyo gawaaridaba.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa