Buundada Degmada Qoryooley Oo Lagu wado in dib u dayactir Lagu Sameeyo.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/hoose Maxamed Ibraahim Barre iyo qaar kamid ah odiyaasha dhaqanka gobolka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay degmada Qoryooley ee gobolkaasi, waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb galay maamulka degmada saraakiisha booliska iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Uljeedka safarka guddoomiyaha ayaa wuxuu ahaa ogaanshaha xaaladaha bulshada degmada, baahiyaha ka jira iyagoona socdaal ay ku soo mareen wadooyinka degmada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya