Buundada Degmada Luuq ee Gobalka Gedo oo qarka u saaran in ay dunto.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buundada Degmada Luuq ee Gobalka Gedo ayaa Qarka u saaran in ay Burburto kadib markii ay ka kormareen Biyaha Wabiga.

waxaana gabi ahaanba istaagay Dhaq dhaqaaqii Buundada ee Dadka iyo Gaadiidka, Guddoomiyaha Degmada Luuq ayaa kawarbixiyay xaalada Buundada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya