Buundada Degmada Luuq ee Gobalka Gedo oo dayactir lagu sameynayo.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo ay wehelinayaan Ingineero ka socda Hay’adda Al-raxma ayaa maanta waxaa ay ay dhagax dhigeen dhisma lagu xoojinaayo difaaca buundada Buundada Degmada Luuq ee Gobalka Gedo kaasi oo ay fulineyso Hay’adda Al-raxma oo kaashaneysa Maamulka Degmada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya