Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dugsiyada qur’aanka kariimka waxaa barsamadkii lugu baran jiray looxyada oo ay ardeydu ku baran jiraan si ay ardeygu ugu sahalanaato xifdinta quraanka kariimka xiliyadii hore dusgiiyada qur’aanka ayaa sidaaas logu baran jiray balse waqtigan dugsiyada ku yaala Magalada kismaayo ayaa qaarkood isbadalay waxaa ayna hataan ku bartaan ardeyda barshada quranka kariimka Buuggag.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya