Bushada ku nool Magaalada kismaayo oo maamulka ugu baaqey iney wax ka qabtaan Ciriiriga ka jira wadooyinka.

0
136

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Bushada ku nool Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa Maamulka Degmada Kismaayo ugu baaqey iney wax ka qabtaan Ciriiriga ka jira wadooyinka.Naxwo Axmed Kadiye