Bulsho ku nool Deegaan katirsan Gobalka Galgaduud oo codsaday in Waxbarashada laga taageero.

0
23

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mas’uuliyiin Ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee Galmudug ayaa booqday IskuulKa Deegaanka Biyaguduud ee oo hoos taga Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud.

Bulshada Deegaanka Biyaguduud ayaa codsaday in Waxbarashada laga tageero madaama deegankaas ay ku sugan yihiin caruur badan oo gaara heerka waxbarashada walina aan helin waxbarasho dhameystiran.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya