Bulshalada Magaalada Dhoobley oo ka aragti dhiibtay hadal hayn ah in la isku furay What’up iyo Facebook

0
283

Qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada/hoose ayaa ka aragti dhiibtay hadal hayn maalmihii u danbeeyey ee la isla dhex marayay oo ahayd in la isku furay ama la mataaneeyey Aaladaha Facebook iyo What’up.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa