Bulshada Xudur Oo Ka Faa’ideystey Warshad biyaha sifeysa oo loo Hirgeliyey.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool oo Baahi weyn u qabay Helidda Biyo Macaan oo Nadiif ah, ayaa helay ka dib markii dhawaan Magaaladaasi laga Hirgeliyey Warshad biyaha sifeysa.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya