Bulshada Tuulada Moora Gasaale Oo Loo Bilaabay Dhismaha Masjid ay ku tukadaan.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Masaajidka Deegaanka Moora Gasaale oo hoos tagta Degmada Berdaale ee Gobolka Baay ayaa marayaa meel dhexe iyadoo lagu dhisaayo si isxilqaan ah waxaana dhisaya bulshada kunool Deegaanka iyo walaalo muxsiniin ah.

Dhismahaan oo socodey in muda ah ayaa waxaa uu ahaa mid si xowli ah ku socda balse qeybaha dhexe ee dhismaha ayaa waxaa ka jirta aqab la,aan oo ay markaasi ay ka hadleen guddiga dhismaha masaajidka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa