Bulshada tuula hoos tagta Degmada Bardaale Oo Codsaday in loo dhiso Masjid.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka ku nool Tuulada Moora Gasaala oo hoostagta Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waqtigaan heysan Masjid ay ku Cibaadeystaan taa bedelkeedana hada ay dadku ku Cibaadeystaan Goobo laga dhisey Geedo la isku xardhey taasina aysan ahayn mid dadka dhan ay ku cibaadeysan karaan.

Qaar kamid ah Shacabka ku nool Tuulada Moora Gasaala oo hoostagta Degmada Bardaale ee Gobolka Baay oo warbaahinta lahadlay ayaa codsaday in loo dhiso masjid ay ku ciibaadeysataan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya